naagaha somalida uguquruxbadan gobalkee ayeykunoolyihiin

abdi aziz mahmud.
abdi aziz mahmud.

November 26th, 2002, 8:27 pm #21

afkaaga caana lagu qabay walaal ilhan naag quruxdeed waa diinteeda & alle ka baqeeda.
taasina waa wax la arkay ilhaan adigaa u daliil ah.
sorry ;
washukra,
Quote
Share

abdi aziz mahmud.
abdi aziz mahmud.

November 26th, 2002, 8:30 pm #22

nimanyahoow waan idin alaamay ninkan mawduuca kenay iyo kuwa ka jiibiyayba waxaan se odhan lahaa ninka mawduuca keenay waxaad sheegtay oo shaydaan kuu quxiyay kuwii aad ka dhilaysatay ee rabiga u noqo waxaan u malayn inuu gurmad ku joogi jiray
waan kabaxay
abdinasir
meesha aad ka hadlayso ixtiraam walaal oo gabdhaha hanaga caayin dadkana lama cayimo oo caam wax walba lagama dhigo walaal oo taasi dulmi ayey noqonaysaa.
wasalaam.
Quote
Share