Madaxweynaha Somaaliya, maxey adiga kula tahey?

Madaxweynaha Somaaliya, maxey adiga kula tahey?

doodfuran
doodfuran

December 21st, 2002, 7:02 pm #1

Madaxweynaha Somaaliya, maxey adiga kula tahey?
Ra'yigaaga xorta ah dhiibo, fadlan ogsoonaow in laga yaabo in aragtidaadu ay keento maslaxad caam ah, sidaas darteed sida ugu macquulsan oo suurtagal ah aragtidaad u dhiibo qoraalkan hoose:

"jagada madaxweynaha ee wadanka ay tahey in ay qabtaan beesha Hawiye oo kaliya" Yalaxow

"waxaa halkan isku weydiinayaa miyeey dadka ay isku beesha yihiin la qabaan ? mise waa aragti gaabni ku kooban asaga (yalaxow) oo kaliya" Abdulkadir sh.
Quote
Share

Anonymous
Anonymous

December 21st, 2002, 7:17 pm #2

hadaan jawaab ka bixiyo hadalkaas waxaan qabaa inkastoo reer dhan ay ku jiraan dad badan oo macquula laakiin soomaalida maanta way sumaysan tahay siiba irirka marka la yaabi maayo dad badan hadii dacartii ninkaa ka soo yeedhay ay ku raacaaniin
Quote
Share

SADE #3
SADE #3

December 21st, 2002, 7:45 pm #3

MUUSE YAAN LALA YAABIN WAA DHAB HADALKIISU HAWIYUHU XAQ BAY CABDULLAHI YUSUF UGA LEEYIHIIN MADAX TINIMADA SOOMAALIYA DAAROODKA UU SHEEGAYO IN AYSAN XAQ U LAHAYN MADAXTINIMADA SOOMAALIYANA WAA WAX JIRA WAAYO DALKA ITOOBIYAAN BAY DHAAFSANAYAAN. ANIGU KOLEEY MA QABO IN DAAROOD SOOMAALIYA KA TALIYO. SHALAYNA IYAGAA DALKOO DAGAN MUUSANA MADIINA DAGANYAHAY MUWAADINNA YAHAY XABADDA U DHIIBAY SI UU U BURBURIYO QARANKII SOOMAALI 40KA SANO SOOWADAY. HADALKANA MUUSE WAXAA KA KEENAY MARKUU BEERLAAWE BBC INTUU KA HADLAY UU YIRI SOOMAALI XABAD BAA LAGU MAAMULAA LAYNBAYNA WAX KU LEEDAHAY, MARKA MUUSE YAAN LALA YAABIN WALOOW AAN JECLAA IN EREYGA DOOROOD UU KU BADALO BEERLAAWE.
Quote
Share

Yusuf
Yusuf

December 21st, 2002, 8:36 pm #4


Asalamu caleeykum

Inta aan ka xoroowno hadalada wax magaratada ay ku hadlaan oo aan wada tashi ku badalno ayaan qabaa.

In kastoo shakhsi walba oo soomaali ah uu meel ka soo jeedo, ayaa hadana aniga shakhsi ahaan ka dhashay Daarood. Waxaan ka aaminsanahay dhammaantood - in ay yihiin mujtamac jaahili ah oo u baahan in wax la baro.

Muse Suudi & Cabdullahi Yusuf, waa laba nin aan u fariisanin wax barasho waligood, maxaa yeelay caqligooda fiiriya sida ay u fakeraayaan.

Marka dhalinta soomaaliyeed ee hadda nool, miyeenu gaarin xilli aan indhaha kala furno, gacmaha is qabsano, wax barano, mabda islaameed aan ku dhagno. Ka dibna aan u gudubno si aan u soo saarno, mujtamac mucaasir ah Islaami ah, oo aan la qabsano xadaarada caalamka.

Haddii kale waligeena waxaan ku jireena sidii yurub ay ugu jirtay Quruuntii dhaxe "The dark age". Dadkaas hadda na hor boodaayo, waxaa laga maamula Itoobiya iyo Mareeykanka, oo ka shaqeeynaayaan burburkeena.

GOORMAA AYAAN KA KACEEYNAA H U R D A D A.

Wa salaamu caleeykum.
Quote
Share

!*..*!
!*..*!

December 21st, 2002, 8:46 pm #5

Madaxweynaha Somaaliya, maxey adiga kula tahey?
Ra'yigaaga xorta ah dhiibo, fadlan ogsoonaow in laga yaabo in aragtidaadu ay keento maslaxad caam ah, sidaas darteed sida ugu macquulsan oo suurtagal ah aragtidaad u dhiibo qoraalkan hoose:

"jagada madaxweynaha ee wadanka ay tahey in ay qabtaan beesha Hawiye oo kaliya" Yalaxow

"waxaa halkan isku weydiinayaa miyeey dadka ay isku beesha yihiin la qabaan ? mise waa aragti gaabni ku kooban asaga (yalaxow) oo kaliya" Abdulkadir sh.
scwrAwb.
waa arrin murugsan waayo qabyaalad baa ku jirta.hasa yeeshee wixii la isku raaco ayaa ah lagama maarmaan ,qofka ay soomaalidu(dadka shirarka ka qayb gala) isku raacaan in uu madaxweyne noqdo waa in la qadariyo......
mahadsanid.
Quote
Share

Maxamuud Dheere
Maxamuud Dheere

December 21st, 2002, 8:47 pm #6

MUUSE YAAN LALA YAABIN WAA DHAB HADALKIISU HAWIYUHU XAQ BAY CABDULLAHI YUSUF UGA LEEYIHIIN MADAX TINIMADA SOOMAALIYA DAAROODKA UU SHEEGAYO IN AYSAN XAQ U LAHAYN MADAXTINIMADA SOOMAALIYANA WAA WAX JIRA WAAYO DALKA ITOOBIYAAN BAY DHAAFSANAYAAN. ANIGU KOLEEY MA QABO IN DAAROOD SOOMAALIYA KA TALIYO. SHALAYNA IYAGAA DALKOO DAGAN MUUSANA MADIINA DAGANYAHAY MUWAADINNA YAHAY XABADDA U DHIIBAY SI UU U BURBURIYO QARANKII SOOMAALI 40KA SANO SOOWADAY. HADALKANA MUUSE WAXAA KA KEENAY MARKUU BEERLAAWE BBC INTUU KA HADLAY UU YIRI SOOMAALI XABAD BAA LAGU MAAMULAA LAYNBAYNA WAX KU LEEDAHAY, MARKA MUUSE YAAN LALA YAABIN WALOOW AAN JECLAA IN EREYGA DOOROOD UU KU BADALO BEERLAAWE.
Aniga waxay ila tahay dacarta afka Muuse ka soo yeedhay iyo cudurka calooshiisa jiifa waa mid uu u dhiman lahaa waayo 12kii sano hadduu ka boskan waayey lahankii uurkiisa jiifay wakhti dambe oo la baxnaaniyaa uma hadhin ha u dhinto uur xumada calooshiisa jiifta.

Waxanse la yaabba nahay dhibta intaas le,eg ee uu Muuse 12 sano ka samri waayey ee uu Daarood u qabo goorta la gaadhsiiyey? Haddiise uu wax uun yar tabanayey ma ku qaboobi waayey kumaan kumkii uu ku xasuuqay Xamar, kumaan kumkii hooyo oo uu Xamar ku kufsaday iyo fool xumadii aan hore loo arag ee uu Xamar ka dhigay.
Haddii Muuse lagula xisaabtami waayey fool xumadii uu gaystay waa kartiis inuu iska hataataco. Ogowse Muusow if iyo aakhiro mid uun baa lagaala xisaabtami doonaa waxaad gaysataye.

Hawiye waa ummad Somaliyeed oo ballaadhan oo wax kasta leh mana qabo inay la wada qabaan xumaanta ku jirta caloosha Muuse, laakiise wax garadka Hawiye wixii ay ka yidhaahaan ayaanu eegi doonaa.

Cabdulaahi Yusuf waa nin daalin ah Ilaahna ka furtay inuu Somali hogaamiyona inta diidan aniga ayaa ugu horeeya,xumaanta uu sameyeyna Daarood looma qabsan karo, ee cali yare Muuse uun baa u qabanaya iyo wixii la mida.

Waa Bilaahi Tawfiiq, Maxamuud Dheere.
Quote
Share

qanciye
qanciye

December 21st, 2002, 9:00 pm #7

Madaxweynaha Somaaliya, maxey adiga kula tahey?
Ra'yigaaga xorta ah dhiibo, fadlan ogsoonaow in laga yaabo in aragtidaadu ay keento maslaxad caam ah, sidaas darteed sida ugu macquulsan oo suurtagal ah aragtidaad u dhiibo qoraalkan hoose:

"jagada madaxweynaha ee wadanka ay tahey in ay qabtaan beesha Hawiye oo kaliya" Yalaxow

"waxaa halkan isku weydiinayaa miyeey dadka ay isku beesha yihiin la qabaan ? mise waa aragti gaabni ku kooban asaga (yalaxow) oo kaliya" Abdulkadir sh.
1-Waa inuu yahay caalim diinta ku dhaqma dadkana ku maamuli kara si caddaalad ah.

2-Waa inuu yaqaanaa culuumta guud ee nolosha sida cilmiga maamulka iyo maaraynta,nabad-suggidda, dhaqaalaha,siyaasadda,iyo guud ahaan culuumta dunida.

3-waa inuusan danbi horay u soo galin,danbigaas intuu rababa ha la ekaadee mar haday jiraan dad uu dulmiyey waa in maxkamad lasoo taagaa inta ay ka caddaanayso arrintiisu marnaba looma dhiibi karo xilka ugu sarreeya
waddanka,waana inuu noqdaa qof aan cidiba haysanin.

4-Da'diisu waa inaysan ka yaraanin afartan jir.

5-Waa inuu haystaa taageerada dadka uu u talinayo inta badan.

6-Waa inuu u naxariis badan yahay dadkuu u talinayo dhamaantood,si caddaalad ah.

7-Waa inuu geesi ku yahay dhibkasta oo ku yimaadda uuna leeyahay karti uu kaga gudbo,

8-Waa inuu dadka figradihiisa u gudbin karo kuna qancin karo haday xaq yihiin,

9-Waa inuu dadka la shawraa oo taladiisu noqotaa mid la isku waafaqsan yahay,isaguna qaato talooyinka toosan

10-Waa inuusan xilkale haynin oo haduu ganacsi ama hawl kale kujiray uu markaaba joojiyaa oo xilkiisu noqdaa mid qaran oo kaliya.waa in la xisaabiyaa hantididiisa ka hor intaan xilka loo dhiibin,si loo kala ogaado intuu xilka hayey xooluhuu lahaa iyo kuwuu qaranka ka helay marka lala xisaabtamayo.

Anigu masoo koobi karo shuruudaha qofka xilkaan qbanaya laga rabo,blse waxaan ku talin lahaa in loo dhiibo qof aan uba soo jeedin sida culimadeena waa weyn
eeynu naqaano,sida Sheekh shariif cabdinuur,sheekh abdirashiid sheekh calisuufi,sheekh qurdubi iyo culimadeena kale ee dalka ku faafsan,sababtoo ah culimada qabiil lagama soo gali karo.
marka innaga ayey inoo taallaa sidaynu dawadeena u raadsan lahyn ee cidina yaanay filin in xilkan adagi uu inga gudbin karo kuwa maanta siyaasadda hor boodaya ee lagu magcaabo qab-qablayaasha oo iyaguba ah balaayada kaliya eey soomaaliyi ka sal dhigan la'dahay.

Waligeed ka bixi mayno balaayadan inta aynu culimadeena xurmayan la'nahay dhan walba.
ogaada xil toosan waxaa qaban kara dadkii dhaxlay anbiyadii ILAAHAY marka intaynu culimada ku kacsannahaybalaayadan laga bixi maayo
ogaada balaayada soomaali haysata waxaa qaybta ugu wayn u sabab ah culimadii la laayey eenay jirin cid ka damqatay oo qori u qaadatay balse markii qof kale la dilo loo dhimanaayey sida aynu taariikhda ku aragno

soomaali marka ay gaadho xilli ay wax ku fahanto ALLAHA ina gaadhsiiyo,wali qaabka loo socdaayi waa khaldan yahay oo hallays dabo qabto oo ummadani waa islaamee ha lagu dhaqo diinta dunida oo dhan kaligeed xaqa ka ahayd ilaa iyo nabi aadam (cs)

Wabillaahi towfiiq
By Qanciye


Quote
Share

Rooble
Rooble

December 21st, 2002, 9:12 pm #8

Madaxweynaha Somaaliya, maxey adiga kula tahey?
Ra'yigaaga xorta ah dhiibo, fadlan ogsoonaow in laga yaabo in aragtidaadu ay keento maslaxad caam ah, sidaas darteed sida ugu macquulsan oo suurtagal ah aragtidaad u dhiibo qoraalkan hoose:

"jagada madaxweynaha ee wadanka ay tahey in ay qabtaan beesha Hawiye oo kaliya" Yalaxow

"waxaa halkan isku weydiinayaa miyeey dadka ay isku beesha yihiin la qabaan ? mise waa aragti gaabni ku kooban asaga (yalaxow) oo kaliya" Abdulkadir sh.
saaxiibayaal , waxaan aaminsanahay in uu Muuse siyaasiyiin badan oo munaafiqiin ah waayo waxa uu sheegay uun waxa uu aamin sanyahay oo toos ah ,laakiin hadaynu wadno munaafaqad af iyo uur aan islahayn sidii taliskii hore ee xukunka laga riday.waligeed run la gaadhimaayo, hawiyana waa beel wayn oo soomaaliyeed oo hanankarta maamulka koonfurta soomaaliya waayo Somalilad ma joogto, Daaroodna xukunka labaatan sanno ayuu soo haye.
Quote
Share

somali
somali

December 21st, 2002, 10:17 pm #9

waxaan dhagaysanayay xalay laanta afsomaaliga ee bbcda aniga oo xiisaynayay bal inaan maqlo wax aan ku farxo oo maanta somalida ku dac daraysan dunida dacaladeeda ka saara dhibkaas inay ka soo baxdo shirkaas.
waxaan maqlay hadal aan runtii filanayay inuu ku hadli doono waayo markii horeba caqligiisa iyo shaqsiyadisa baan aqaanay marka la yaab iguma noqon ha yeshee waxaan la yaabay goorta uu ka bagsoonayo cudurkaas ku jira miyaysan ku filayn xasuuqii uu gaystay bal muuse iyo dadka la fikirka ah hadii loo gaysan lahaa waxa ay sameeyeen maxay samayn lahaayeen dhinaca kalena waxaan aad u layaabaa marka aan maqlo dad ku faanayo wadankii baan bur burinay iyo dadkii baan laynay muusese miyusan ogayn maanta inay hawiyaha yihiin kuwa ugu baahida badan in nabad la helo iyo kal danbayn nolosha ay ku jiraana ay tahay maanta mida ugu xun dunida laakiin waxaan ku kalsoonahay hawiye inay jiraan boqolaal ka xun wax uu ku hadlay axmaqaas balse waxaan aad ugu jeclahay in cabdulaahi yuusuf oo kale uusan jago dalka ka qaban waana mujrimka ugu wayn somaali waxaase ka liita muuse oo kale.
waad mahadsan tihiin
Quote
Share

SADE#1
SADE#1

December 21st, 2002, 11:12 pm #10

1. SADE horta waa DAAROOD, taas ayaa ka dahsoon kan magaca iiga horeeyey.

2. MUUSE waxaa ka maqan in MAREEXAAN DAAROOD YAHAY, oo hada ay yihiin kuwa hawiye derejadaas hanjabaada gaarsiiyey ay yihiin DAROODKA oo indhaha ka qarsaday waxa ay hawiye wadanka gaarsiiyeen.

3. 12 sano ayaan wadanka idin ku fiirinay hawiyow bal si aad wax tiraahdaan, Cali mahdi ayaan idiin soo dhoodhoobnay, kadib Caydiid ayaa isa soo qadimey, kii kayaraa Caydiid ayaa salbalaar isula baxay, Cqaasim baan madaxa u salaaxnay oo intiina waxba kuma aydin keenin, miyaan iska fadhinaa weligana, ilaa wax masoo wadaane.

4. Bal Muuse in uu darood wax ka sheego mooyee hakeeno talo wadanka lagu hogaamin karo.

5. Hadalka Muuse waa kii DAAROODKA midayn lahaa, Mareexaanka Tolkiis kusoo dari lahaa, Ogaadenkuna horay ayey usoo arkeen Hawiye caqli gaabkiisa, taladaas MUUSE waa faa'iidada Daaroodka, waa markaan runta isu sheegno.

7. MUUSE waxaan xusuusisnayaa in uusan HAWIYE weligiis kasoo bixin nin qiima leh oo aan Daarood wax u gelin, rag haddaad tahay MUUSE bal hadalkaas beeni.

8. Waxaa soomaali oo dhan isku raaceen in aan Hawiye waxba xakumi karin, oo ay u dhigmaan sida DHUUGA, oo ah GEEDAHANA MA CUNO GEELANA UMA OGOLA, bal intaad rag iska dhigtaan ordaya oo wax umadu ku qanci karto keena, ilaa waa idinka beerihii gubey ama darooga ka dhigay, waa idinka sunta keenay, waa idinka shaneemooyinka sexka ah ka furay xamar markii Daaroodkii idinka hortaagaa uu idiinka tegey oo xataa aad garan weydeen war guryihii quruxda badanaa idiinka tage hagaagsada oo ku raaxaysa, caqligiinu waa kaas ee wax runta u sheega ayuu waayey Muuse.

9. Ma caraysi ee ragow saamax baan golaha weydiistey, dooduna hadee nin iyo akiis ilaa meesha aragti baa taale.

adigaan kuu daayey hadalka ee caanaa la wadaa'yee hadalka soo daa MUUSOW
Quote
Share